About Course
Excel for Finance and Accounting – Sharaxaad Kooban
Kooraskan waxa uu diiradda saaraya sida loo adeegsado Microsoft Excel hawlaha Maaliyadda iyo Xisaabaadka. Waxaad baran doontaa xirfado ku saabsan habeynta xogta, samaynta miisaaniyad iyo saadaal, falanqaynta warbixinada maaliyadeed, iyo qaabaynta xogaha. Waxa kale oo lagu barayaa isticmaalka formulas, shaqooyinka muhiimka ah, Pivot Tables, iyo jaantusyo si loo helo natiijooyin sax ah oo degdeg ah, looguna fududeeyo go’aan qaadashada.
Course Content
Lesson 1
-
Introduction Excel for Finance and Accounting
45:00 -
Sida loo abuuro link excel to acoount
33:00 -
Sida loo sameeyo columns ka data
25:00
Lesson 2
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet