Let's Get Skilled

Transform Your Future - Elevate Learning, Anywhere, Anytime

Featured Courses

1000
Learners
2500
Certifications
20
Instructors
350
Courses published

Academiyadan Runtii waxa ay ku dhisanthay qaab cajiib ah waan u bogay

– Ahmed Saaxil

Iska Diwaangali Courses ka Rasmi Academy

🚀Samee Qaabkan si aad isku diwaangaliso Course ama aad uu iibasato

Lacag Bixinta
Arday Si aad u hesho Courseka Bixi lacagta Isdiwaangalinta Courseka Ku bixi Akoonadan :
Zaad: 063-4524867
Ebirr: 0976383600 | Ebirr Merchant: 401167
Isdiwaangali

Lacag Bixinta kadib Samayso Account Gaar oo gali Gmailka, Username iyo Password Si aad u Hesho Courseka

Want to get special offers and Course updates?

PAY WITH OUR MERCHANTS

Ebirr

0976383600
Merchant Account: 401167

Commercial Bank

1000565941748

Telebirr

0976383600

Zaad

063-4524867

Su'aalaha ay Is waydiinayaan Ardaydeenu (FAQs )

Muxuu Qabtaa Website-ka Rasmi Academy ?

Rasmi Academy waa Platform waxbarasho oo aad qaab Online ah aad uga baran karto Culuumta Kala duwan ee Ardaygu Rabo, Waa Platform u diyaarsan sidii uu ardaygu uga korodhsan lahaa Cilmi ama Xirfado uu ku shaqaysto

Mudo intee le eg ayuu soconyaa Course ku marka aan iibsado kadib?

Dhamaanba Courseska ku jira Platformkan waa kuwa Life Time ah waxa ay kuu furnaan doonaa mar walba

Qaabkee ayaan lacagta ku bixin Karaa?

Waxa aad ku bixin kartaa Taleefanka Gacantaada (Mobile payment) adiga oo ku soo diraya Merchant ka Academiyada Sida Ebirr, Telebirr, Commercial Bank, Ama Zaad

Ma helayaa shahaado (Certificate of Completion) Marka aan Course ka dhameeyo?

Marka aad dhamaysato Course ka waxa aad heli doontaa shahadadii Course kaas oo Cadaynaysa inaad Course Kaas Dhamaysatay oo aad wada qaadatay

 

Caawimaad Ma helayaa Hadii ay wax igu adkaadaan?

Dhamaanba Ardayda ku Xidhan Platformkan waxa ay heli doonaan Caawimaad 24/7 waxana ku caawin Doonaa Support Teamka Ku diyaara Platformkan.

Â