BASIC COMPUTER

Wishlist Share

About Course

MAXAA LAGA DOONAYAA QOFKA BARANAYA BASIC COMPUTER COURSE?

Qofka baranaya koorsadan waxaa laga doonayaa:

  • Inuu noqdo qof bilow ah ama aan hore u lahayn aqoon computer

  • Inuu yeesho rabitaan barasho iyo ku celcelin joogto ah

  • Inuu diyaar u noqdo isticmaalka computer-ka si toos ah (practice)

  • Inuu raaco casharrada oo si tartiib ah u barto tillaabo kasta

➡️ Looma baahna khibrad hore, koorsadu waxay ka bilaabmaysaa eber.

What Will You Learn?

  • Basic Computer – Crash Course
  • Basic Computer Crash Course waa koorso degdeg ah oo aasaasi ah, loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu si sax ah oo kalsooni leh u barto isticmaalka computer-ka. Waxay ka bilaabataa eber, khibrad horena looma baahna.
  • 🎯 Ujeeddada:
  • In ardaygu helo faham guud oo computer-ka ah
  • Inuu barto xirfadaha aasaasiga ah ee xafiiska
  • Inuu si madax-bannaan u isticmaali karo computer-ka shaqo ama waxbarasho

Course Content

MODULE 1: Qeexitaan & Faham Guud ee Computer-ka

  • Noocyada computer-ka (Pc versions)
    01:20
  • Qaybaha computer-ka (Hardware & Software)
    01:10

MODULE 2: Microsoft Word

MODULE 3: Microsoft Excel

MODULE 4: Microsoft Access

MODULE 5: Microsoft PowerPoint

MODULE 6: Microsoft Publisher

Gunaanad

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?