Rasmi Tech Academy

Sale!

GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991)

Original price was: $20.00.Current price is: $15.00.

Magaca Qoraaga: Xasan Cabdi Madar

Ciwaanka Buuga : Galalaati

Ciwaan Hoosaadka Buuga : Burburkii Dawladii Somaliya

Nooca Qormooyinka : Taariikh

Pages : 406 pages

Description

Buuggan “Galalaati” waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991)”

Your email address will not be published. Required fields are marked *