Hantida-Kheyraad Ee Ku Jirta Insaanka (Human Capital)

$0.00

Dulucda (Summary)

Qormadani waxay ka hadlaysaa in khayraadka ugu qiimaha badan ee dal, bulsho ama shirkad yeelan karto uu yahay khayraadka ku jira insaanka—aqoontiisa, xirfadiisa, caafimaadkiisa, kartidiisa iyo akhlaaqdiisa.

Waxay sharxaysaa in hantidu aysan ku koobnayn lacag, guryo ama khayraad dabiici ah, balse ay jirto hanti aan la taaban karin oo ah Human Capital, taas oo lagu kobcin karo:

  • Waxbarasho tayaysan

  • Tababar iyo xirfado

  • Caafimaad iyo tarbiyad

  • Hal-abuurnimo iyo kobcinta maanka

Qormadu waxay tusaale u soo qaadataa dalal sida Japan iyo Kuuriya oo aan lahayn khayraad dabiici ah oo badan, balse ku hormaray maalgashiga dadkooda. Sidoo kale waxay muujinaysaa in dalalka dayaca maalgashiga dadka ay ku dhacaan faqri iyo horumar la’aan, inkasta oo ay haystaan khayraad dabiici ah.

Category:

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Hantida-Kheyraad Ee Ku Jirta Insaanka (Human Capital)”

Your email address will not be published. Required fields are marked *