About Course
Figma waa maxay?
-
Waa software aad ugu shaqayn karto browser (Chrome, Edge, Safari iwm), laguna isticmaali karo Windows, Mac, Linux, iyo xitaa Mobile App.
-
Waa la mid ah “Google Docs” laakiin loogu talagalay design β waxaad isla markiiba la shaqayn kartaa kooxo kale, qof walbana wuu arki karaa waxa socdo.
2. UI (User Interface) Design
-
Taas micnaheedu waa naqshadaynta muuqaalka iyo qaabka interface-ka app ama website.
-
Waxyaabaha ku jira waxaa ka mid ah:
-
Buttons (badhamada)
-
Icons (astaamaha)
-
Menus
-
Colors, fonts, layouts
-
-
UI waa sida uu u muuqdo app-ka/website-ku.
Course Content
0001 Complete Web Mobile Design Zero to Mastery | Introduction to Course | UI/UX Design Course
-
Lesson 1
03:16 -
Lesson 2
00:00
0003 Meeting The Client | Zero to Mastery | UI/UX Design Course
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet