Database System ( Product Management System )
About Course
-
Waa database loogu talagalay maareynta badeecadaha, stock-ka, iyo iibka.
-
Waxay kaydisaa xogta badeecada, qiimaha, tirada stock, iyo iibka si nidaamsan.
-
Waxaad si fudud u gelin, raadis, beddelis, ama tirtiris kartaa xogta.
-
Waxay ka caawisaa go’aan qaadasho degdeg ah, ilaalinta xogta saxda ah, iyo hufnaanta ganacsi.
-
Faa’iido: Badbaadinta waqtiga, fududeynta maamulka stock, iyo helida warbixinno sahlan.
Course Content
Module 1: Fahamka Guud & Diyaarinta Softweres ka la adeegsanaayo
-
Soo dejinta ( Download Software’s )
-
Waa maxay Database & Product Management System?
-
Sida C# iyo SQL Server u wada shaqeeyaan
-
Rakibidda Visual Studio & SQL Server
Module 2: Bilowga Abuurista ” C# Forms Titles for Product Management System “
Module 3: Bilowga Abuurista Database & Tables (SQL)
Module 4: Isku Xidhka Databases “C# iyo SQL “
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
Want to receive push notifications for all major on-site activities?
✕