Rasmi Tech Academy

Excel for Finance and Accounting

Categories: technology
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Excel for Finance and Accounting – Sharaxaad Kooban

Kooraskan waxa uu diiradda saaraya sida loo adeegsado Microsoft Excel hawlaha Maaliyadda iyo Xisaabaadka. Waxaad baran doontaa xirfado ku saabsan habeynta xogta, samaynta miisaaniyad iyo saadaal, falanqaynta warbixinada maaliyadeed, iyo qaabaynta xogaha. Waxa kale oo lagu barayaa isticmaalka formulas, shaqooyinka muhiimka ah, Pivot Tables, iyo jaantusyo si loo helo natiijooyin sax ah oo degdeg ah, looguna fududeeyo go’aan qaadashada.

What Will You Learn?

  • Habeynta iyo Saxnaanta Xogta – Excel waxa uu fududeeyaa kaydinta iyo nidaaminta xog badan si hufan.
  • Falanqaynta Maaliyadeed – Waxa uu suurto geliyaa in si dhakhso ah loo sameeyo falanqayn miisaaniyadeed, saadaal iyo warbixin maaliyadeed.
  • Waxtar iyo Iswada – Shaqooyinka (functions), formulas, iyo PivotTables waxay badbaadiyaan waqti isla markaana yareeyaan khaladaadka.
  • Xirfado Shaqo – Excel waa xirfad aasaasi ah oo looga baahan yahay shaqooyinka xisaabaadka iyo maaliyadda, taasoo fursad shaqo kordhisa.

Course Content

Lesson 1

  • Introduction Excel for Finance and Accounting
    45:00
  • Sida loo abuuro link excel to acoount
    33:00
  • Sida loo sameeyo columns ka data
    25:00

Lesson 2

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet