Rasmi Tech Academy

Programming Languages

  • Sale! Basic Code Editor

    Basic Code Editor

    Original price was: $12.00.Current price is: $4.00.

    Xog macluumaadka buugan waxaad ka dalban kartaa link whatsapp ka hoose adigoo doranaaya qaabka lacag bixinta isla markaana buuga ku heli doona fariinta gaark ah ee whtasappka RASMI ACADEMY.


    Haddii aad xiisanayso buugan nagala soo hadal link whatsapp ka hoos ku xusan.

  • Basic of HTML.

    Basic of HTML.

    $3.00

    Sharaxaad kooban:

    • HTML maaha luuqad barnaamij (programming language), waa markup language.

    • Waxay u sheegtaa browser-ka (Chrome, Firefox, iwm) sida uu u soo bandhigo qoraalka, sawirada, links iyo qaybaha kale ee bogga.

    • HTML keligii ma qurxiyo bogga (taas waxaa sameeya CSS), mana dhaqaajiyo bogga (taas waxaa sameeya JavaScript).

    • Waa asaaska saddexda teknoolojiyad ee webka:

      1. HTML → Dhisme (Structure)

      2. CSS → Qurxin (Style)

      3. JavaScript → Dhaqdhaqaaq (Functionality)