Rasmi Tech Academy

Sale!

Abal ablaynta shanta maal aduun

Original price was: $6.00.Current price is: $2.00.

Magaca Qoraaga:  Dr: Mustafe Ahmed Dirie (Sheybe)

Magaca Buuga: Shanta Maal Aduun.

Dulucda Buuga: Doorka maalka iyo lXoolaha nool

Pages: 173

ISBN: 20924

Category:

Description

Buugan waxa uu koobsanayaa dhamaan nimcoolayda, aynu dhaqano qaybaheeda kala duwan. Waxa uuna si fiican u kala dhig-dhigayaa
muhiimada ay inoo leeyihiin iyo erayada meesi walba u gaarka ah. Buugan waxaad ka baran doontaa waxbadan oo caad kaa saarnaa,
waxaadan kala kulmi doontaa cilmi ku xeel dheer xoolaha ay soomaalidu dhaqato dhamaantood.
Buuggan gacanta kuugu jiraa waxa uu ka kooban yahay sided qaybood (cutub). Cutub walbaabana waxa uu si mug leh uga
hadalayaa mucda ku dhex jirta. Qaybta koobaad ee buugu waxay si guud u dulmaraysaa xoolaha nool wax-tarkooda iyo siday u kala
qaybsamaan. Wixii intaa ka danbeeya waxa uu buugu si mug leh u dhex gelayaa meesi meesi, waxaana kuugu soo horayn doona Geela oo
ah Labeenta xoolaha aynu dhaqano. Jaran-jarada markaad hoos u sii raacdo waxa kugu xigi doona Adhiga, Lo’da, Fardaha, Dameeraha,
Xeerkii hore ee soomaalida iyo xoolaha nool iyo Taariikhkooban Xoolaha Somaliland
1970 ilaa 2012. Intaasi waa inta aad ugu tagi doonto akhristaha sharafta iyo maamuuska lahoow buugan gudihiisa.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Abal ablaynta shanta maal aduun”

Your email address will not be published. Required fields are marked *