Basic of HTML.
$3.00
Sharaxaad kooban:
-
HTML maaha luuqad barnaamij (programming language), waa markup language.
-
Waxay u sheegtaa browser-ka (Chrome, Firefox, iwm) sida uu u soo bandhigo qoraalka, sawirada, links iyo qaybaha kale ee bogga.
-
HTML keligii ma qurxiyo bogga (taas waxaa sameeya CSS), mana dhaqaajiyo bogga (taas waxaa sameeya JavaScript).
-
Waa asaaska saddexda teknoolojiyad ee webka:
-
HTML → Dhisme (Structure)
-
CSS → Qurxin (Style)
-
JavaScript → Dhaqdhaqaaq (Functionality)
-
Description
-
Qaabeyn iyo dhisme: Waxay siisaa web page-ka dhisme iyo macne (structure).
-
La jaanqaadaya browsers badan: HTML waa caadi oo browsers-ka kala duwan ay fahmaan.
-
SEO (Search Engines): Qoraalka saxda ah iyo tags semantic ah waxay ka caawinayaan in bogga laga helo mashiinnada raadinta.
-
Accessibility (ka-faa’iidaysi qof walba): Tags semantic iyo attributes sida
altwaxay ka caawinayaan dadka isticmaala screen readers. -
Ku fudud barashada web development: Waa bilowga CSS iyo JavaScript; barashada HTML waa talaabada koowaad.
-
Fudud & khafiif ah: HTML kaliya waa qoraal, mana baahna software culus si loo qoro/loo tijaabiyo.


Reviews
There are no reviews yet.