Rasmi Tech Academy

Sale!

Naqshadeynta Nolosha: Hage Dhameystiran.

Original price was: $18.00.Current price is: $10.00.

  • SIRTA DADKA GUULEYSTA: The Secret of Successful People
  • NAQSHADEYNTA NOLOSHA: Designing Your Life
  • Hage Dhameystiran oo ku saabsan Guusha iyo Barwaaqada Nolosha:   A complete guide to success and prosperity in life
  • Magaca Qoraaga : HOODO YUUSUF

 

Description

Naqshadeynta Nolosha: Tilmaamaha Qaabeynta Nolol leh Ujeeddo, Koboc, iyo guul.

Naqshadeynta Nolosha waa buug dhiirrigelin ah oo ka hadlaya barashada naftaada iyo qaabeynta nolosha si aad u gaarto guul iyo nolol farxad leh. Buuggani wuxuu akhristayaasha siiya habab wax ku ool ah oo lagu dhiso nolol lagu qanacsan yahay.

Adigoo ka faa’iideysanaya xikmadaha dhaqameed iyo casharo diini ah, Naqshadeynta Nolosha wuxuu kugu dhiirrigelinayaa inaad naftaada ku kalsoonaato, isla markaana horumariso noloshaada. Qaybaha buugga ayaa ka hadlaaya dhisidda kalsoonida iyo abuurista fursadaha dhaqaale ee ka caawinaya inaad gaarto guul. Waxaad baran doontaa hababka wax ku oolka ah ee lagu xoojinayo xiriirada muhiimka ah, iyo dhisida hantida. Buuggan wuxuu ka caawin doonaa akhristayaasha inay si cad u arkaan hadafkooda, iyo talaabooyinka ay u baahan yihiin si ay guulo waaweyn u gaaraan.

Naqshadeynta Nolosha waa buug ka hadlaaya isbadal , iyo abuurista nolol macno iyo barwaaqo leh. Haddii aad rabto inaad dhisto kalsoonidaada, xoojiso xiriirkaaga Alle, iyo inaad abuurto hanti, buuggan wuxuu ku siinayaa talooyin iyo hagitaan kuu fududeynaya inaad gaarto nolosha aad rabto.

Ku biir dadka nolosha ku guulestey oo magac ku yeeshey addunka adiga oo ka bilaaba talaabada lagama maarmaanka ah si aad u naqshadeyso noloshaada iyo mustaqbalkaaga!

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Naqshadeynta Nolosha: Hage Dhameystiran.”

Your email address will not be published. Required fields are marked *